Tababar ku saabsan Diyaarinta Qorshe Howleedka Bulshada oo lagu qabtey magaalada Baydhabo 

0
11

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Tababarka ku saabsanaa Diyaarinta Qorshe Howleedka Bulshada iyo ilaalinta Xuquuqul Insaanka ayaa waxaa lagu qabtay magaalada Baydhabo, kaas oo soo qaban qaabisay Wasaaradda Arimaha Amniga Gudaha dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya.

Abdinoor Samriye  ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here