Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha Dowlad Gobaleedka Jubbaland Faadumo Cali Cabdikariin ayaa ka hadashay muhiimada ay uleedahay Gabdhaha Waxbarashada, iyadoo gabdhaha reer jubbaland kula dardaarantay iney Waxbarashada xooga saaraan.
Juweyriyo Hassan Ahmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.