Haweenka kismaayo oo doorka muhiim ka qaata dhex dhexaadinta khilaafaadka bulshada

0
19

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Haweenka ku nool Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada hoose waxay door muuqda ku leeyihiin nabadaynta iyo dhexdhexaadinta khilaafaadka ku salaysan arimaha qoyska  iyo qaybaha kale ee bulshada Iyada oo loo marayo hab dhaqameed xirfadaha xalinta khilaafaadka oo loo tababaray Haween gaar ah.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here