Kismaayo(Idaacadda Waamo)-La-taliyaha Wasaaradda Deegaanka iyo Isbeddelka Cimilada ee Jubbaland ayaa digniin adag u diray dhalinyarada Soomaaliyeed ee ku hawlan safarrada sharci darrada ah ee tahriibka, isagoo ku tilmaamay arrin halis weyn ku ah nolosha, mustaqbalka iyo horumarka deegaanka bulshada.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.