Iskuulka Alpha ee Baladweyne oo soo bandhigay deeq waxbarasho

0
15

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Maamulka Schoolka Alpha ee Baladweyne oo u waramay Radio Beerlula ayaa haweenka iyo dhallinyarada magaalada ugu baaqay ineey ka faa-ideystaan barashada xirfadda farsamada gacanta gaar ahaan karinta dharka iyo Xarqaanka kuwaasi oo si bilaasha ah loo bari doono Haweenka.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here