Maamulka Shirkadda Biyaha Jubba oo ka warbixiyay Aas-aaska Shirkada iyo marxaladihii ay soo martay

0
11
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Shirkadda Biyaha Jubba ee magaalada Kismaayo ayaa la aas’aasay sanadkii 2008-dii xiligaasi oo ay soo saari jirtay biyo baco oo Jubba la oran jiray iyo baraf oo si weyn loogu iib geyn jiray magaalada Kismaayo iyo deegaanada hoos yimaado.

Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here