Bulshada kunool magaalada Kismaayo oo wacyigalin badan kadib fahmay muhiimada dhirtu leedahay

0
25

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Deegaanka iyo Isbadalka Cimilada dowlad goboledka Jubbaland ayaa dhowrkii sano ee ugu dambeeyay waday daadaalo lagu joojinayo xaalufinta deegaanka ayadoo bulshada lagu wacyigaliyay muhiimada dhirtu u leedahay bulshada iyo deegaanka.

Hamdi Mahamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here