Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Maamulka Degmada Jowhar ayaa sameeyay olole nadaafadeed oo ballaaran, kaas oo qeyb ka ah qorshaha lagu xoojinayo bilicda iyo nadaafadda Magaalada Jowhar ee caasimadda Hirshabeelle.
Ololaha Nadaafadeed ayaa waxaa ka qayb qaatay qayabaha kala duwan ee bulshada ku nool xaafadaha Kulmis iyo Handiwadaag oo laga saneeyay ololaha nadaafadeed.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.