Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Ustaad Yusuf Shiqa Bashar oo ah bare iyo khabiir dhanka waxbarashada ah ayaa si qoto dheer uga hadlay sida ay tignoolajiyada casriga ah u beddeshay habka waxbarasho ee maanta. Wuxuun xusay in isbeddelka tiknoolajiyadu uu horseeday horumar weyn oo dhinaca waxbarashada ah.
Juweyriya Hassanayaa warbixintaan inooga diyaarisay.