Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta Dowladda goboledka Jubbaland ayaa Magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada hoose ka daah furayay shirka dalladda Culimada Jubbland kaas oo looga hadlay qodobo ay ka mid yihiin sidii loo midayn lahaa watiga aadaanka Shanta Salaadood ee Waajibka ah iyo sidii loo kala fogayn lahaa goobaha la dhisayo Masaajida.
Hamdi Mahamed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.