Wasaaradda Waxbarashada Jubbaland oo hambalyo udirtay Ardayda ku baasay imtixanka Fasalka 8-aad

0
10

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Waxbarashada hidaha iyo tacliinta sare ee Jubbaland Axmad Farax Ali Aweys ayaa Hambalyo iyo bogaadin u diray ardeyda kaalmaha hore ka galay imtixaanka iyo guud ahaan kuwa baasay.

Mowliid Abdi ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here