Xarun loogu talagalay xalinta khilaafaadka ah oo la dhagax dhigay

0
15

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Cadaaladda, Arrimaha Dastuurka Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa degmada Dhoobley ka dhagax dhigtay xarun cusub oo loogu talagalay xalinta khilaafadka iyo adeegyada cadaaladda bulshada.

Xaruntan cusub ayaa qayb ka noqon doonta dadaallada ay wasaaraddu ku hormarineyso adeegyada cadaaladda, si bulshada deegaanka loogu fududeeyo helitaanka garsoor hufan oo caddaalad ku dhisan.

Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here