Wasaaradda Waxbarashada Jubaland oo shaacisay natiijada imtixaanka shahaadiga ee fasalka 8aad

0
13

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Waxbarashada, Hidaha iyo Tacliinta Sare ee Dowlad Goboleedka Jubaland ayaa si rasmi ah u shaacisay natiijada imtixaanka shahaadiga ee fasalka 8aad ee sanad-dugsiyeedka 2024–2025.

Imtixaanka shahaadiga fasalka 8-aad ee sannad dugsiyeedka 2024–2025, ayaa waxaa la qaaday 01-da June 2025 ilaa 04-ta June 2025, isla markaana waxa imtixaanka lagu galay 23 xarumood oo ku kala yaalla 11 degmo oo katirsan dowlad goboleedka Jubaland. waxaayna wasaaraddu qaadayso sanadkii 8-aad oo xiriira.

Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here