Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Gudoomiyaha xiriirka Kubadda Cagta Jowhar C/laahi Xuseen Sheekh (Zey) ayaa codsi ku aadan dhismaha garoomada kubadda cagta ee Shongole iyo Xasey Kumaari u gudbiyay madaxweynaha dowlad-goboleedka Hirshabelle mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe)
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.