Kismaayo(Idaacada Waamo)Wasaaradda Caddaaladda,Garsoorka iyo Arimaha Diinta Jubbaland ayaa magaalada kismaayo oogu soo xirtay tababar socday mudo halsano ah
60 qof oo labaray xallinta khilaafaadyada kadhex dhaca bulshada
Waxaana tababarkaan Dadka qaatay ay ka kala socdeen ururada bulshada sida odoyaasha dhaqanka,haweenka,dhallinyarada iyo Culimada Deegaanka.
Iidle Aadan Maxamed ayaa warbixintan inooga Diyaariyay.