Magaalada Kismaayo oo lagu qabatay munaasabadda Xuska Maalinta Gargaarka Adduunka

0
7

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka Jubbaland ayaa maanta magaalada Kismaayo ku qabatay munaasabad lagu xusayay Maalinta Gargaarka Adduunka (World Humanitarian Day) oo sannad kasta la xuso 19-ka Agoosto.

Munaasabadda ayaa waxaa kasoo qayb galay mas’uuliyiin ka tirsan maamulka Jubbaland, hay’adaha samafalka, ururrada bulshada rayidka, dhalinyaro iyo Haween.

Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here