Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Magaalada Dhoobley waxay markhaati u tahay isbeddel muuqda oo ay hormuud ka yihiin haweenka deegaanka.
Suuqyada magaalada waxaa si isa soo taraya haween ku ganacsanaya habka Onle-ka iyo badeecado kala duwan, kuwaas oo sheegay in ay ganacsiga u arkaan waddo lagu gaari karo nolol ka wanaagsan tii hore.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.