Guddiga Joogtada ee Wakiilada ee Golaha Wakiilada Jubbaland oo loo gudbiyay Xeerka Ilaalinta Gargaarka Bani’aadannimo

0
13

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Gargaarka Maareynta iyo Musiibooyinka Jubbaland ayaa Gudiga joogtada ee Gollaha wakiilada dowlad Goboleedka Jubbaland u gudbisay xeerka hindise sharciyedka ilalinta gararka Bani adanimo, xeerka waxaa soo diyaarisay Wasaaradda Gargaarka Maareynta iyo Musiibooyinka Jubaland.

Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here