Wasiirka Kaluumaysiga Jubbaland oo sheegay inuu socdo qorshe lagu horimarinayo Kaluumaysitada

0
21

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Soomaaliya waxay leedahay xeebta ugu dheer ee qaaradda Afrika, taas bulshada Soomaliyeed u noqon karta Il dhaqaale oo muhiim , gaar ahaan dhanka kalluumaysiga hadii wanaagsan loo maalgaliyo lagana Faa’iidaysto.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here