Barakacayaal ku nool Degmada Afgooye oo Xaalad adag soo wajahday

0
11
Screenshot

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Degmada Afgooye ayaa waxaa Mudooyinka dambe ku soo qulqulaya Qoysas Barakacayaal ah horleh kuwaas oo ka imaanaya Deegana kamid ah Gobolka Shabeelaha Hoose kadib soo wajahdey Xaalada adag oo dhanka Nolosha ah iyo Xaalado Amni isbiirsadey iyadoo hada lagu gudo jiro xili qabow ah.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here