Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Magaalada Kismaayo ee xarunta Gobalka Jubada hoose ayaa waxa kasocda Mashaariic lagu hormarinaayo kabiyasha bulshada sida Wadoyinka lamiga ah kuwaas oo qaarkamid ah lasoo gabagabeyay dhismahoda.
Waxana dhanka kale barbar socda dhismaha lamiyada dhireenta Magaalada kahortaga nadafad darada iyadona lasameyay biyamarena iyo shirkada kashaqeya qadista qashinka si lohela degaan nadiis ah iyo bulsha cafimaad qabta.
Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.