Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Deegaanka iyo Isbeddelka Cimilada ee Dowladda Jubbaland ayaa maanta si rasmi ah u daafurty mashruuc muhiim u ah deegaanka, kaas oo lagu xoojinayo dadaallada lagu ilaalinayo khayraadka dabiiciga ah iyo ka hortagga isbeddelka cimilada.
Mashruucan ayaa ujeeddadiisu tahay in lagu yareeyo waxyeellada ka dhalata xaalufka dhirta, dhuxulaysiga, iyo isbeddellada cimilada ee saameynta ku leh bulshada iyo deegaanka.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.