Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Arrimaha Gudaha Federaalka iyo Dib u heshiisiinta Jubbaland ayaa Magaalada Kismaayo ku qabtay kulan diirada lagu sarayay isku iskudubida adeeg bixinta degmada Kismaayo.
Kulanka ayaa waxaa kasoo qeb galay Agaasimaha Dowladdaha hoosa ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha Jubbaland Masuuliyiin kasocotay Mamulka Gobolka Jubada Hoose Wasaaraddaha Kashaqeeya Adeegyada Dadweynaha iyo Marti sharaf kale.
Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.