Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Jubbland oo bilowday dadaallo lagu daawaynayo xoolaha ku dhaqan deegaanada Jubbaland

0
15

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda xanaanada xoolaha dhirta iyo daaqa dowlad goboledka Jubbaland ayaa maalmahaan deegaanada hoosyimaada degmada kismaayo ka waday kormeer loogu kuur galayo baahiyaha ay qabaan dadka xoolo dhaqatada ah ee ku nool deegaanada Jubbaland gaar ahaan gobolka Jubbada hoose.

Hamdi Mahamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here