Dhalinyarada Dhoobley oo ka hadlay doorkooda Horumarinta Nabadda

0
11

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Dhalinyarada Soomaaliyeed ayaa inta badan waxaa la sheegaa inay bulshada ka yihiin boqolkiiba todobaatan iyo Shan waxayna ay laf dhabar u yihiin Bulshada.

Qaar kamid ah Dhalinyarada aqoonyahanada ah ee ku nool Degmada Dhoobley ee Gobalka Jubbada Hoose ayaa kawarbixiyay doorka ay Dhalinyarada Soomaaliyeed ay ku leeyhiin Horumarinta Nabadda Dalka.

Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here