Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Maamulka Shirkada Marwo ee Magalaada Baladweyne ayaa shaqo abuur u sameeyay Inkabadan 6 dhallinyaro kuwaasi oo qaban doonaya Shaqooyiinka Iibinta , Darawalnimada iyo Xisaabaadka.
Shirkada Marwo ayaa kamid ah Xaruumaha ganacsi oo laga hirgaliyey Baladweyne Taasi oo iibisa Agabka Nadaafada iyo Fayadhowr-ka sida Shaambada, Saabuunta, Oomada iyo Waliba Jibsiga.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.