Haweenka dhismaha ka shaqeeya Kismaayo oo kawaramay caqabadaha ay la kulmaan

0
31

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Haweenka Soomaaliyeed ayaa ah kuwo qabta shaqooyin adag si ay umareeyaan nolasha qoyskooda isla markaana ay kaalin ka qaataan raadinta nolol maalmeeka qoyska.

Shaqoouyinka ay inta badan dumarka Soomaaliyeed qabtaan ee culus waxaa kamid ah ka shaqaynta dhismaha guryaha taas oo ah shaqo ku adag qofka dumarka ah hase’ahaatee haweenka qabta shaqadaasi oo ku korsado caruur ayay dantu ku qasabtay inay si maalinle ah u qabtaan shaqada dhismaha oo aad u adag.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here