Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Waxbarashada Jubbaland ayaa wado dadaalo sare loohu qaadayo waxbarashada deegaanada Jubbaland waxayna gacanta ku heysaa Iskuulada Waxbarashada ee ku yaalo deegaanada Jubbaland.
Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.