Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Ardey dhalinyara ah oo tiradooda ay gaareysa ila 50 ardey oo kasoojeda qoysaska danyarta ah ayaa kafaidestay deeq waxbarasha heer Jamacadeed ah oo ay sisay Hay’adda jawaari foundation oo kashaneysa jaamacada All Hilal oo kamid ah jamacadaha kuyaala Magaalada Muqdisho.
Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.