Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Jubaland oo daweyn ka waddo deegaanada Jubaland

0
12

Kismaayo(Idaacadda Waamo)Wasaaradda Xanaanada Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa Dowlad Goboleedka Jubaland ayaa waday dadaalo kala duwan oo talaal iyo daaweyn loogu samaeynaayo xoola dhaqata akunool deegaanaada Jubbaland.

Deegaanka Dabeeyl Weyne ayaa waxaa daaweyn iyo talaalka loogu sameeyey dadka xoola dhaqatada halkaasi kunool waxaana fuliyay howshaasi qaar kamid ah shaqaalaha Wasaaradda Xanaanada Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa Dowlad Goboleedka Jubbaland.

Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here