Wasaradda Cadaaladda Jubbaland oo ku baaqday in la hormariyo sharuucda ee dowladda

0
12

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Caddaaladda ee Jubbaland ayaa sheegtay in horumarinta sharciyada iyo xeerarka dowladda ay muhiim u tahay xoojinta kala dambeynta, ilaalinta xuquuqda muwaadiniinta, iyo kor u qaadista adeegyada garsoorka.

Mas’uuliyiin ka tirsan wasaaradda ayaa tilmaamay in dib-u-eegista sharciyada jira iyo sameynta xeerar cusub oo waafaqsan xaaladda maanta ay kaalin weyn ka qaadan karto horumarinta dowladnimada iyo nabadda gobolka.

Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here