Kismaayo(Idaacadda Waamo)- Haweenka Soomaaliyeed waxay door muhiim ah ka qaateen dadaallada nabadda iyo horumarinta bulshada, inkastoo caqabadaha jira ay badan yihiin, Ramlo Saalax Cabdullaahi waxay tusaale u tahay haweenka mudada dheer u adeegayay nabadda.
ABdirahiim Deck ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.