Bulshada Kismaayo oo loogu baaqay inay ka faa’iidaystaan ka ganacsiga Kallunka

0
20

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Gudoomiyaha Kallumaysatada Jubbaland ayaa sheegay in muhiim ay tahay in bulshadadu ay ka faa’iidaystaan fursadaha ganacsi ee dhanka kaluumaysiga iyo cunistiisiisaba isagoona sheegay in kallunka xeebaha Jubbaland loo iib geeyo meelo badan isada dalka Kenya.

Hamdi Mahamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here