Sara ukac ku yimid qiimaha la iibiyo Raashiin ka suuqyada Baladweyne

0
13

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Waxaa sara u kac laga dareemayaa qiimaha la iibiyo rashiinka suuqayada magaalada baladweyne tasoo ay sababtay rashiinkii la keni jiray magaalada oo yaraaday.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here