Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Isbitaalka siha geat ee Baladweyne ayaa bilaabay diiwaan gelinta hooyooyinka u baahan ineey ka faa-ideystaan olole bilaash ah oo qaliimo lacag la aan ah loogu sameynayo hooyinka qaba isku furanka.
Ol’olahaan ayaa soco dooona mudo bil ah iyadoo la bilaabi doono 20 ka bishaan.
Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.