Gaadiidleyda magaalada kismaayo oo si wayn usoo dhaweeyay wadooyinka magalada laga hirgaliyay

0
18

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Darawalada wada Noocyada kala duwan ee gadiidka ayaa si wayn usoo dhaweeyay wadooyon dhowra oo laga hirgaliyay Magalada Kismaayo

wadooyinkan cusub oo si casri ah loo dhisay ayaa ka qayb qaatay yaraynta saxmada Gaadiidka iyo sidoo kale mashquulka wadiiyinka iyagoo qayb ka noqday Bilicda Magaalada.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here