Ganacsatada agabka ciyaaraha ee Kismaayo oo la bogaadiyay

0
10

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Waxaa Mudooyinkii danbe Magaalada Kismaayo ee xaranta gobolka Jubbada hoose ku soo badanayay goobaha ganacsiga ee lagu iibiyo agabyada lala duwan ee ciyaaraha sida gubadaha,Dharka sports iyo agabyada ciyaaraha.

Jubba sports oo ah goob lagu iibiyo agabka ciyaaraha ayaana dhawaan laga hirgaliyay xaafada farjano ee Magaalada Kismaayo taas oo la rajaaynayo inay wax wayn ka badasho baahiyaha dhanka aqabka ciyaaraha ah ee dhalinyada xaafadu qabeen.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here