Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Hay’adda Qaxootiga iyo Barakacayaasha Jubbaland ayaa marar kala duwan waxay dib udajin usameysay Barakacayaal kala duwan, kuwaas oo kunoolaa nolol aad u adag balse hadda dagan guryo ayagu ay leeyihiin oo Maamulka Jubbaland Siisay.
Xaafada dalxiiska waxay kamid tahay Xaafadaha kala duwan ee ku yaalo magaalada Kismaayo, xaafada waxaa ku yaalo kaamam badan oo ay kunool yihiin Barakacayaal kumanaan kor u dhaafayo.
Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.