Bulshada deegaanka Buula Bartire oo codsatay in la soo gaarsiiyo adeeg caafimaad

0
25

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Deegaanka Buula Bartire waxa uu kamid yahay degaanada dib u dejinta loogu sameeyay dad badan oo barakacayaal ah, kuwaas oo saameyn kala kulmay isbedelka cimilada.

Dadka ku nool degaanka Buula Bartire oo iskugu jira xoolo-dhaqato ay xoolahooda abaartu kalaaysay iyo beeraley ay saameysay fatahaaddii El Nino ayaa waqtigan wajahaya baahi ballaaran oo dhanka caafimaadka ah.

Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here