Macallinka Qaranka 17-jirrada Soomaaliya oo ka warbixiyay socdaalkiisa Kismaayo

0
21

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Magaalada Kismaayo waxaa dhawaan soo gaaray Macallinka Xulka Qaranka17 Sano Jirada Soomaaliya Daadir Amiin, Socdaalka Macalinka uu kusoo gaaray magaalada Kismaayo ayaa ku qotomo sidii uu u indho indheyn lahaa Ciyaartoy waayadii dambe loo diyaarinaayey Xulka Soomaaliya ee 15 Jirada, 16 Jirada, iyo 17 sano Jirada.

Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here