Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay shir lagu falanqeeyay doorka bulshada rayidka ee ilaalinta xuquuqda maxaabiista iyo dhaqan celintooda.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.