Magaalada Baydhabo oo lagu qabtay kulanka guddiga illaalinta Gargaarka Bani’addanimo Koofurgalbeed

0
12

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasiirka Gargaarka Dowladda Koonfur Galbeed ahna Gudoomiyaha Gudiga ilaalinta Sahayda Gargaarka Bini’addanimo Mudane Abdinaasir Abdi Caruush ayaa Gudoomiyey kulanka 1-aad ee ay yeeshan Gudiga ilaalinta Sahayda Gargaarka ee Bini’addanimo kaasi oo ka dhacay Xarunta Wasaaarada Gargaarka ee Magaalada Baydhabo.

Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here