Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaaradaha Cadaaladda iyo Amniga Jubbaland ayaa Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobalka Jubada hoose Siwadajir ah ugu qabtay Kulanka Shanaad ee Belaha Bahda Cadaaladda iyo Amniga.
Kulanka oo muhimad gar ah u leh xoojinta iskashiga iyo iskuxirka Hay’addaha Amniga iyo Cadaaladda ayaa waxa kasoo qeyb galay Hay’addaha kaladuwan ee sida dhow ula shaqeya Wasaaraddaha Cadaaladda iyo Amniga lamaha Cadaaladda iyo Bulshada qeybaheda kala duwan.
Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.