Maamulka iyo shacabka Degmada Afmadow oo dayactir ku sameeyey waddo Hal-bowle u ah Degmada.

0
573

Afmadaw(Idaacada Waamo)Wadadaan oo ah mid hal-bowle u ah Dagmada Afmadow ayna inta badan isticmalaan gadiidka ukala Goosha   Dagmoyinka Xagar, Ceelwaaq iyo Diif ayaa waxaa Saamayn ku yeeshay biyaha fatahaadda Lagta Loo yaqaano Lag dheera Oo Kutaala Duleedka Dagmada Afmadow.

Maamulka iyo Shacabka Dagmada Afmadow oo is kaashanaya  ayaa sameeyay Dadaalo lagu Dayactirayo waddada  waxaa ayna Jubbaland iyo Hay’adaha ka Codsadeen in Lagala Qaayb qaato dib uhagaajinta wadaddan.

 Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here