Guddoomiyaha Gobolka Jubbada hoose oo dhoobley ka dhagax dhigay xarunta dhalinyarada Deegaanka.

0
325

Dhoobley(Idaacada Waamo)Guddoomiyaha gobolka Jubbada hoose iyo Gudoomiyaha deegaanka Dhoobley ayaa si wada jira u dhagax dhigay mashaariic horumarineed oo laga hir galinayo magaalada dhoobley maamulka deegaanka ayaa dhulkan la dhaxgax dhigay hore u siiyey ururka dhalinyarada iyo bahda kubada cagta Deegaanka.

Fartuun Nuur Aadan ayaa warbixintan inooga Diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here