Gabdhaha Waxbartay degmada Dhoobley oo ka hadlay kaalinta waalidka ka qaato Waxbarashada

0
14

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Waalidiintu waxaa ay Carruurtooda siyaan Jaceyl, Hagitaan iyo Akhlaaq taaso Aas-aas u ah Waalidka Soomaaliyeed.

Hooyadu waa udub dhaxaadka Nolosha Qoyska waxaa ay qaadaa Masuuliyada korinta, barbaarinta iyo xanaaneynta Ubadka halka aabuhu inta badan qaado Masuuliyada Dhaqaalaha, Amaanka iyo Magac dhowrka Qoyska.

Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here