Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Xal u helida khilaafyada ka dhex dhaca bulshada qaybaheeda kala duwan waxaay horseed u yihiin in la helo isdhexgal bulsho oo ku dhisan nabad.
Waxaana jira gudiyo ku dhisan Magaalada Kismaayo kuwaas oo loo tababaray xalinta khilaafaadka.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.