Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Waxaa hoos u dhac laga dareemayaa qiimaha la iibiyo balka suuqayada maagalada Baladweyne taasi oo ay sababtay in magaalada ayna joogin xoolaha loogu tala galay in balka ay cunan.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.