Isbitaalka Faaruuq ee Baladweyne oo bilaabay Ol’ole lagu caawinayo caruurta nafaqadaradu hayso

0
14

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Maamulka Isbitaalka Faaruuq ee Magaalada Baladweyne ayaa daahfuray Olole caafimaad oo loogu talagalay caruurta haysa Nafaqo darada iyo Hooyooyiinka uurka leh.

Ololahaa ayaa diirada lagu saara inta uu socdo in la nafaqeeyo caruurta haysa Nafaqo darada islamarkaana wacyigelin loo sameeyo Hooyooyiinka Uurka leh.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here