Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Machadka Crypto Elite Academy ee Magaalada Kismaayo oo ah macad lagu barto aqoon ku saabsan sida looga faa’iidaysto fursadaha Maalgaliso iyo Shaqo ee ka jira suuqyada online ah gaar ahaan suuqa cryptocurrency oo ah suuq looga shaqaysto qaab dhijitaal ah ayaa tababar u qabtay ardayda hada macadka dhigta ah dufcadii labaad ee Macadku qaato iyo qaar ka mid ah ardaydii horay Macadka uga qalin jabisay.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.